Ururka Goboleedka IGAD Oo Markii Ugu Horeysay Sheegay In Kooxda AL Shabaab ayaa Halis KU Tahay Nabada Geeska Afrika.
August 16, 2016 - Written by

Hargeysa(www.Gacanlibaaxnews.com)_

 

Ururka IGAD ayaa markii ugu horeysay sheegay in Kooxda al shabab ay hali ku tahay daganashiyahay  gobolka geeska afrika.

Ururka IGAD ayaa sheegay in xarakada al shabab ayaa xubno ku yeelatay waddamada Geeska Afrika Sida Kenya itoobiya jabuuti iyo  Uganda.

Warbixi ay soo saaren ururka IGAD ayaa lagu sheegay in kooxda al shabab ay sameeysteen  ciidamo milatari oo si wayn uga hawlgala dalka Kenya.

sida oo kale  Kooxda alshabab ayaa qorshaynaysa weeraro ay ku Qado waddan ka itoobiya.

Abdihakin Mohamed Hassan Qibro

www.Gacanlibaaxnews.com

Hargeysa /Office

COMMENTS