Daawo: Ugaadhsigu Diinku Waa Godob Xayawaan
January 2, 2018 - Written by C M

Halkan ka daawada muqaal farriin iyo hogatusaalayn xanbaarsan oo ku saabsan arrinka beryahan danbe Muqdisho aadka u sameeyey ee ku saabsan ugaadhsiga Diinka. Waxa arrintan ka hadlaya suxufiga Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare) oo ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa deegaanka, duurjoogta iyo xayawaanka.

https://www.youtube.com/watch?v=CpfwFVGUi6k&t=1s

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS