“Waan Hanbalyeynayaa Wasiirka Qorsheynta Somaliya Ee Badhan Yimid ” Xildhibaan Baar
January 6, 2018 - Written by

Xildhibaan Baar Siciid Oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla

markaana laga soo doortey gobalka Sanaag dhalasho ahaana ka soo jeeda deeganka Badhan ayaa waxaa ay soo dhaweysay safarkii uu dhawaan wasiirka qorsheynta dalka Somaliya uu ku yimid deegandaas

https://www.youtube.com/watch?v=ZA-CmCW5E0Y

COMMENTS