Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Kusoo Guryo Noqday + Jawaabaha Xukumada Ee Safarka
January 8, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN);-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maantaย  Dalka Ku soo Laabtay Kadib Safar dhawar Caasho ahaa Oo u ku Joogay Dalka Jabuuti.

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shir Oo Waftiga Madaxweynaha ka Mid ahaa Ayaa Warbaahinta La Hadlay ISaga oo ka warbixiyey Ujeedada u Daranaa Safarka Madaxweynuhu.

COMMENTS