Daawo: Naqdin Iyo Difaacid Ku Saaban Xeer-nidaamiyaha Dhismaha Wasaaradaha Iyo Hay’adaha Xukuumadda Ee Somaliland
January 12, 2018 - Written by C M

Halkan ka daawada kala fikir duwanaansho iyo fasiraadyo sharci oo isu jira naqdin iyo difaacid ku saaban xeer-nidaamiyaha dhismaha wasaaradaha iyo hay’adaha xukuumadda ee Somaliland, oo soo baxay 02/01/22018 isla markaana uu soo saaray madaxweynaha cusub ee Somaliland md. Muuse Biixi Cabdi.

https://www.youtube.com/watch?v=Qi4UffjAhHs&feature=youtu.be

 

 

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS