Guddoomiye Cirro: โ€Intii Muuse Madaxweynaha Noqday, Habeenkii Ma Seexdo Illaa Uu Farmaajo La Hadlo.”
January 22, 2018 - Written by

Borama (GLN):- Musharraxii madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Ciro), ayaa khubad uu u jeediyey dadweyne reer Borama ah waxa uu kala kala hadlay arrimo kala duwan oo uu ka mid yahay dagaalka Tuko-raq. Isaga oo u sheegay taageerashii reer Awal ee codkooda WADDANI siiyey inay u tanaasuleen nabadda iyo xasiloonida Somaliland.

Musharax Ciro waxaa uu sheegay in aanu dagaal xal aheyn isla markaana arinta xuduudka lagu dhameeyo wada hadal.

https://www.youtube.com/watch?v=pGxZn6uGa0w

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS