Daawo Marwo Faadumo Siciid Oo Sheegtay In Xadhig Loogu Hanjabey Iyo Gudoomiyaha Degmada Ibraahim Kood Buur Oo ka Hadlay Arrintaas.
January 24, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN);- Marwo Faadumo Siciid Oo ka Mid ah Saraa kiisha Sar sare Ee Xisbiga Waddani ayaaย  Sheegtay In U Gudoomiyaha Degmada Ibraahim Kood Buur Ee Magalada Hargeysa U Xadhig Ugu Hanjabey .

Marwo Faadumo Siciid ayaa Sheegtay In Maamulka Dagmada ibraahim Kood buur ay wada Khalad ah mariyeenย  Gurigeeda

Sida oo kale Waxaa Ariintaasi ka Hadlay Gudoomiyaha Degmada Ibraahim Kood Buur isaga oo Xususay in anay waxba ka jirin cabashadaasi Faadumo Siciid

COMMENTS