Daawo Qaar ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Casimada Hargeysa Oo Ku Taageeray Golaha Wakiilada Mooshin Ay Wadaan.
January 25, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN):-Aqlabiyada xildhibaanada golaha deeeganka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay maanta warbaahinta kula hadleen magaalada Hargeysa isla markaana waxaa ay bogaadiyeen mooshinka hor yaala baarlamaanka Somaliland ee lagu dhimaayo tirada xilka lagaga qaadaayo maayarada dalk

 Sidoo kale xildhibaanada ayaa waxaa ay dhaliilo culus U Soo Jeediyeen  maayarka caasimada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Solteco oo ay sheegeen in uu ku fashilmay shaqadii loo doortey mudadii u xilkaasi hayey.

https://www.youtube.com/watch?v=pPctj2kO4Xc

COMMENTS