Dhacdo Xusuus Mudan: “Inanta Magteedii Waanu Ka Dhaafnay.”
January 26, 2018 - Written by C M

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka ee Somaliland Cabdinaasir Cumar Yare, ayaa madal kaga sheekeeyey inan uu abti u ahaa oo shil gaadhi oo ka dhacay deegaanka Qardho ee Puntland ku geeriyootay, isla markaana sidii wanaagsanayd ee loo qaabilay ay sababtay inay reerkii ka cafiyaan inanta magteedii. Waxana uu sheegay inay muhiim tahay in bulshadu kala guursato.

Gacanlibaaxnews.com

gacanlibaaxnews@gmail.com

 

COMMENTS