Daawo Xisbiga Ucid Oo Markii Ugu Horeysay Dhaliilay Go’anada ay Xukumadu ka Soo Saartay Sicir Bararka+Cadaladaro ay sheegay.
January 30, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN)-Xisbiga Mucaaridka ah Ee  Ucid Oo Markii Ugu Horeysay  Dhaliilay  Go’anada ay Xukumada Somaliland ka  Soo Saartay  Arrimaha ay Wax kaga Qabanayso Sicir Bararka Dalka ka jira.

Sida oo kale Xisbiga Waxaa u Dhaliilay Hananka U Madaxwynaha Somaliland U Maray Magacabida Badhasaabada u Magacabay Taasi oo ay ku Tilmaameen Cadaladaro

COMMENTS