Daawo Xoghayihii Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Xilkii Laga Qaaday,Kana Warbixiyey Sababta Xilka Looga Qaaday.
January 31, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN);- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed kaahin Oo Xilkii ka Qaaday Xoghayihii Dawlada Hoose Ee Magalada Hargeysa Cali Xasan Cawaale.

Xoghayihii Hore Ee Dawlada Hoose Ee Hargeysa Cali Xasan cawaale ayaa ka Warbixiyey Sababta Xilka Looga Qaaday,isaga oo dhaliilo culus u jeediyey maayar casimada hargeysa solteco.

COMMENTS