Daawo Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Dhaliil Culus U Jeediyey Qaar ka Mid ah Madax Dhaqameedka Somaliland kana hadlay Shirka Beelaha Garxajis.
February 1, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN);-Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldan Maxamed Suldan c/qaadir ayaa Markii Ugu Horeysay Dhaliil Culus U Jeediyey Qaar ka Mid ah Madax Dhaqameedka Somaliland kana hadlay Shirka Beelaha Garxajis Ee Dhawan ka Dhici Doona Magalada Burco.

COMMENTS