Daawo: Faadumo C. Madar Oo Sheegtay In Badbaadinta Deegaanku Ay Tahay Xalka Abaarta Iyo Biyo La’aanta
February 4, 2018 - Written by C M

Oslo (GLN):- Halkan ka daawada fikir kale oo ka mid ah barnaamijka fikir nala wadaag. Waxa marti ku ah Faadumo Cali Madar oo ka mid ah aqoonyahanka Somaliland. Waxana ay dadka la wadaagaysaa fikir uu nuxurkiisu yahay in badbaadinta deegaanku ay tahay xalka abaarta iyo biyo la’aanta

https://www.youtube.com/watch?v=YrqGh_vQaHo&feature=youtu.be

 

Gacanlibaaxnews.com

Oslo, Office

 

 

 

 

 

COMMENTS