Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Hoggaanka Labada Xisbi Mucaarid Ee Somaliland.
February 4, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN);-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maantaย  Xafiiskiisa Ku Qaabiley Hoggaanka Labada Xisbi Mucaarid Ee Somaliland Ucid iyo Waddani.

Kulankan U Madaxweyne Muuse la Qaatay Xisbiyada Mucaaridka ah ayaa lagaga hadlayey Xalada Abaaraha Ee Ka Tagan Deegaano ka Tirsan Somaliland iyo Amaanka Dalka.

COMMENTS