Daawo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo Daah furay Barnaamij Lagu Diiwaangelinayo Gaadiidka Dawladda.
February 4, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN):-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylic ayaa Maanta Daah furay Barnaamij Lagu Diiwaangelinayo Gaadiidka Dawladda.

Barnaamijkan ayaa Markii Ugu Horeysay Laga Bilaabay Somaliland iyada oo Lagu Diiwaangalin doono Gadiidka Dawlada Ee kala Duwan

COMMENTS