Daawo Xoghayihii Hore Ee Dawlada Hoose Hargeysa Oo Maanta Xilkii ku Wareejiyey Hoghaya Cusub,Isaga Oo Dhaliilay Wax Qabadka Dawlada Hoose.
February 5, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN);-Xoghayihii Hore Ee Dawlada  Hoose Ee Magalada Hargeysa  Cali Xasan Cawaale ayaa Maanta Xilkii ku Wareejiyey Hoghaya Cusub Ee Dawlada Hoose Ee Casimada .

Cali Xasan Cawaale Xoghayihii Hore Ee Dawlada Hoose Waxaa Dhaliil Culus U Jeediyey Maamulka Dawlada Hoose Ee Hargeysa isaga ku Eedeeyey Inay Hantidi Musuq masuuq Madaxtada sare Ee Dawlada Hoose.

Cali Xasan Cawaale ayaa Talooyin isyey Xogahaya Cusub Ee Dawlada Hoose.

COMMENTS