Daawo Maayarka Casimada Hargeysa Oo Markii Ugu Horeysay Dhaliil Culus U Jeediyey Xoghayihii Hore Ee Dawlada Hoose.
February 5, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN);- Maayarka Casimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco ayaa Markii Ugu Horeysay Dhaliil Culus U Jeediyey Xoghayihii Hore Ee Dawlada Hoose ee Hargeysa Cali Xasan Cawaale.

Mayaar Solteco ayaa ku dhaliilay Xogyihii hore in u Sirta dawlada dibada u saaray.

COMMENTS