Kulanka Gorfeynta: “Waan ka soo horjeedaa Wax kasta oo Somaliland dhib ku ah.” Xil. Faadumo Cali Madar
February 5, 2018 - Written by C M

Halkan ka daawada waryeysi uu Cabdishakur X. Muxumed (Heersare) uu la yeeshay xildhibaan Faadumo Cali Madar oo ka tirsan golaha deegaanka ee Oslo ee dalka Norway, oo ku saabsan doorashadii Somaliland iyo xaaladda siyaasadeed ee haddaย ka jirta Somalilad.

Wareysigan oo ku baxay barnaamijka Kulanka Gorfeynta ee idaacadda maxalliga ah ee Maqal Radio ee magaalada Oslo.

Gacanlibaaxnews.com

Xafiiska Olso.

 

 

 

COMMENTS