Daawo: 90 jir Tasfiirka Qur’aanka ka bartay idaacadda Hargeysa
February 10, 2018 - Written by C M

Aw Maxamed Ibraahim oo ah oday 90jir ah oo ku nool magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu tafsiirka qur’aanka ka bartay idaacadda Radio Hargeysa isagoo ku dhawaad 15 sano ka baranaayay tafsiirka idaacadda.

Gacanlibaaxnews.com

Oslo, Office

COMMENTS