Daawo: Guddoomiye Cirro Oo Shirkadda Garanacsi Ee Xukuumaddu Imaaraadka Ka Gurtay Ku Tilmaamay Tuugo Sharciyeysan Kuna Baaqay Inay Iscasilaan Masuuliyiin Xukuumadda Muuse Biixi Ka Tirsani
February 12, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN):-Gudoomiye xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in shirkadda maalgashiga ee xukuumadda Muuse Biixi sheegtay inay dibadda ka fureen ay tahay tuugo sharciyeysan oo dhaqaalaha waddanka lagu lunsanayo, isaga oo ku baaqay inay is casilaan wasiirka Sacad iyo wakiilka Somaliland ee Imaaraadku Baashe Cawil.

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS