Daawo: Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Jawaabay Iscasilaaddii Uu Ugu Baaqay Guddoomiye Cirro
February 12, 2018 - Written by

Hargeysa (GNL):- Halkan ka daawada wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo ka jawaabay iscasilaaddii uu ugu baaqay Guddoomiye WADDANI Md. Cabdiraxmaan Cirro, isagoo difaacay shirkadda maalgashiga ee ay sameeyeen.

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS