Daawo: Hargeysa Oo Lagu Soo Bandhigay Filim Loo Bixiyey ” Dagaal Wiil Kuma Dhashee Wiil baa Ku Dhinta”
February 19, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN):- Filim wacyigelin ah oo loo bixiyey ” dagaal wiil kuma dhashee wiil baa ku dhinta”, ayaa lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa.

Filimkan oo uu halabuuray abwaan Axmed Awgeedi, ayaa sheegay in farriinta ugu mudanย  ee uu gudbinayoaa at tahay faa’idada nabadda.

Gacanlibaaxnews.com

News Desk

COMMENTS