Daawo: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Soo Jeediyey In La Beddelo Kominshanka Doorashoyinka Somaliland
February 20, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN): Halkan ka daawada xildhibaan Cabdiqaadir Indhi-indho oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland, ayaa sheegay in guddida doorashooyinka Somaliland ee hadda jira in aan dalka lagu aamini karin, loona baahan yahay in wax la baro ama la beddelo.

https://www.youtube.com/watch?v=gy-LdkzZZHM

Gacanlibaaxnews.com

News Desk

COMMENTS