Daawo: Aniga ayaa adiga kaa saxan!
February 21, 2018 - Written by C M

Halkan ka daawada muuqaal kooban oo wacyigelin ah oo ku saabsan in qofku aanu keligii isku qancin aragtidiisa ee ta dadka kale uu tixgeliyo.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=42&v=SzIBKJMSgUI

Waxaana xubintani qayb ka tahay barnaamijka taxanaha ah ee Miid Maaxatay oo uu soo saare ka yahay tababare-saxaafadeed Siciid Xagaa Afrax. Waxaana xubintan soo saaristeeda kala qayb qaatay tababare-saxaafadeed Mahad Jaamac Koronto.

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS