War Deg-deg ah;Qarax ka dhacay Muqdisho iyo rasaas laga maqlayo agagaarka madaxtooyada
February 23, 2018 - Written by

Qarax xoog leh ayaa laga maqlay goordhow meel ku dhow xarunta Nabadsugidda Qaranka ee Qarax xoog leh oo dhacay meel ku dhow xarunta Nabadsugida magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa xigey rasaas xoog leh iyadoo weli ay socdaan rasaasta. Lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxan hase yeeshee dhowaaqa qaraxa ayaa laga maqlay meelo ka fog-fog goobta uu ka dhacayย Muqdisho.

Dhinaca kale waxaa laga maqlayaa rasaas xoog leh agagaarka madaxtooyada gaar ahaan meel ku dhow masjidka isbahaysiga.

 

COMMENTS