Daawo Agaasimaha Idaacadaha Somaliland Oo ka Jawaabay Hadalka Soo Yeedhay Qarka Mid ah Shaqalaha Warfaafinta iyo Xaflad Qaado Sharaf ah Oo Loo Sameeyey Mareeyaha Cusub Ee Tvga Qaranka.
February 26, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN):-Agaasimaha Idaacadaha Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf Oo ka Jawaabay Hadalka Soo Yeedhay Qarka Mid ah Shaqalaha Wasaarada Warfaafinta Somaliland.

Sida Oo kale Shaqalaha Warfaafinta ayaa Xaflad Qaado Sharaf ah uu Sameeyey Mareeyaha Cusub Ee Dhawaan loo Soo Magacabay Tvga Qaranka.

COMMENTS