Daaw Xildhibaan Aadan Barre Ducaale Dowladda Farmaajo iyo Khayre lagama mucaaradi karo Kenya.
February 26, 2018 - Written by

Nairobi(GLN);-Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ka tirsan baarlamanka aqalka hoose ee dalka Kenya oo khudbad ka jeediyay Munaasbad qalinjabin ah oo ka dhacay Magalada Nairobi ayaa sheegay in dowladda Kenya oo uu ugu horeeyo madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyata uu xidhiidh wanaagsan kala dhexeeyo Soomaaliya, sidaa darteed aysan dowladda Kenya ogoleyn in siyaasiyiin kasoo horjeeda dowladda Soomaaliya ay ku shiraan Kenya.

https://www.youtube.com/watch?v=g1dC8byl6Jk

COMMENTS