Baarlamaanka Dalka Itoobiya Oo Cod U Qaaday Xaalada Degdeg ah + Wararkii U Danbeeyay.
March 2, 2018 - Written by

Baarlamaanka Waddanka Itoobiya ayaa codka kalsoonida u qaaday xaalada degdeg ah ee ay wadankaasi ku soo rogtay dawladda Federaalka Ee Itoobiya.

No automatic alt text available.

Fadhigan ayaa waxa lagu ansixiyay  sharcinimada Xaalada Degdeg ah ee lagu soo rogay dalkaasi.No automatic alt text available.

Dalka Itoobiya ayaa xaalad degdeg ah lagu soo rogay todobaadyo ka hor markii uu is casilay Ra’isal Wasaarihii Waddankaasi.Image may contain: 16 people, people smiling, indoor

547  xildhibaan ayaa ka soo xaadiray fadhigaasi, waxaana u codeeyay in xaaladda degdega ahi ay sii jirto 339 xildhibaan oo fadhigaasi ka soo xaadiray.Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting

Dhinaca kale Xisbiga EPRDF oo ay ku midoobeen xisbiyada wadankaasi ayaa wada fadhiyo ay ku soo xulanayaan cida bedeli doonta Ra’isal Wasaarihii hore ee Waddankaasi  Hailemariam Desalegn.Image may contain: 15 people, people sitting

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 2 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 2 people, people sitting and indoor

fadhiga saaka ee Baarlamaanka wadanka Itoobiya ayaa waxa shir guddoominayay Guddoomiyaha aqalkaasi  Abadula Gemeda oo ka soo jeeda Qoomiyadda Oromada isla markaana hore isaga casilay xilkaasi, hasayeeshee ay baarlamaanku ka diideen.

COMMENTS