Daawo: Sababaha Ku Riixa Dhallinyarada Qurbuhu Inay Daroogada Galaan Iyo Sida Looga Hor Tegi Karo
March 12, 2018 - Written by C M

Oslo (GLN): Barnaamijka Kulanka Gorfaynta ee Maqal radio ee fadhigiisu yahay Oslo, ayaa lagu gorfeeyey sababaha dhallinyarada qurbaha ku riixa inay daroogada galaan sii ba iibinteeda iyo sida uu waalidku ku ogaan karo haddii uu ilmihiisu hawshaa dhex galo.

 

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS