Daawo Madaxweynaha Somaliland iyo Wafti Balladhaan Oo U Hogaaminaayo Oo Dalka ku soo laabtay.
March 19, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN);- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wafti Balladhaan Oo U Hogaaminaayo ayaa Galabta Dalka ku soo laabtay, ka dib markii ay soo dhammaysteen Boqasho ay Maalmihi u Danbeeyey ay ku joogeen dalka imaraadka carabta.

COMMENTS