Nolosha Barafka: Maaraynta Masiibooyinka Barafka – Kulanka Gorfeynta
March 30, 2018 - Written by C M

Oslo (GLN): Halkan ka daawada wareysi qayb ka ah barnaamijka Kulanka Gorfeynta, oo ku saabsan nolosha barafka sii ba maaraynta masiibooyinkiisa. Waxana barnaamijka marti ku ah xildhibaan Baashe Muuse oo ka mid ah golaha deegaanka ee magaalada Oslo. Waxana uu ka mid yahay dadka soomaaliyeed ee muddada ku noolaa waddanka Norway, is la markaana xogta badan ka haya nolosha barafka. Waxa kale oo uu ka mid yahay guddi golihiisa ka mid ah oo si gaar ah uga shaqaysa maaraynta barafka.

Wareysiga waxa qaaday oo idin la socodsiinaya Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare).

https://www.youtube.com/watch?v=kPFVFD4KNHs&feature=youtu.be

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS