Daawo Wasiirka biyaha somaliland Oo Xilkii U kala Wareejiyey Agaasimihi Hore iyo Agaasimah cusub Ee Wasaarada Biyaha.
April 4, 2018 - Written by

Hargeysa(GLN):- Wasiirka biyaha somaliland  Saleeban Cali Koore Oo Maanta Xilkii U kala Wareejiyey Agaasimihi Hore Ee Wasaarada Biyaha  iyo Agaasimah cusub Ee Dhawaan Madaxwaynaha Somaliland U Soo Magacabay Xilka  Wasaarada Biyaha.

COMMENTS