Daawo General Morgan Oo Shaaciyey Inu Yahay Musharax U Tagaan Jagada Madaxtinimo Ee Maamulka Puntland
April 18, 2018 - Written by maamule

Boosaaso(GLN);- General Maxamed Siciid Xiirsi Morgan ayaa Maanta Magalada Boosaaso kuย  Shaaciyey Inu Yahay Musharax U Tagaan Jagada Madaxtinimo Ee Maamulka Puntland.

COMMENTS