Siilaanyo Maxkamad ha La Soo Tago,Madaxweyne muusena Ha Iscasilo Ama Maamuus ka Xayuubin Halagu Sameeyo.“C/raxmaan Cirro„
April 19, 2018 - Written by maamule

Hargeysa(GLN):-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa Markii ugu Horeysay Si Cad uga Soo Hore jeestay Heshiiska Ay Xukumada somaliland ku Wareejisay Dekada Berbera iyo Saldhiga Ciidanka Ee Dawlada Imaaraadka Carabta laga Siiyey Berbera.

Gudoomiye Cirro ayaa Sheegay In u Danbiile Qaran yahay madaxweynihii Hore Ee S/land Axmed Siilaanyo  Lana Soo Taago Maxkamada Sida oo kale Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixina Ugu Baaqay Inu Xilka iska Casilo.

COMMENTS