Daawo Xisbiga Waddani Oo Cod Gacan Taag ah Xilalkii ka Qaaday Masuuliyiin ka Tirsana Waddani.
April 23, 2018 - Written by maamule

Hargeysa(GLN):-Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani ayaaย  Xilalkii ka Qaaday Masuuliyiin ka Tirsana Xisbigaasi Oo Dhawaan Sheegay in ay Xilkii ka Qaadeen Gudoomiye Cirro.

Xilka Qaadida Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa Imanaysa ka Dib markii Dhawaan Masuuliyiin u ku jiro Xoghayiihi Hore Ee Waddani Urcaade iyo Masuuliyiin kale ay Sheegeen in ay Xilkii ka Qadeen Gudoomiyaha iyo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani.

COMMENTS