Daawo Khilaaf Markii Ugu Horeysay ka Dhex Qarxay Madax Dhaqameedka Somaliland.
April 23, 2018 - Written by maamule

Hargeysa(GLN):- Khilaaf Markii Ugu Horeysay ka Dhex Qarxayย  Madax Dhaqameedka Somaliland

ka Dib Markii ay Dhawaan Madax Dhaqameed ka Tirsan Somaliland ay ka Qayb Galeen Caleemo Saark Mid ka mid ah Madax Dhaqameedka puntland ayaa Waxaay Khilaaf ka dhex Abuurtay Madax Dhaqameedka Somaliland, Taasi oo Qar ka mid ah Madaxtiid ka Qayb Gashay Xabsiga loo taxaabayย  Halkana Qar kalena laga Qaaday Xasaanadi ay lahayneen waa kuwan ka mid ah ah madax oo siyaabo kale duwan uga hadlay.

COMMENTS