Daawo Xukumada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Shaaca ka Qaaday in Aan Suxufi Danbe la Xidhi Doonin.
April 23, 2018 - Written by maamule

Hargeysa(GLN):-Xukumada Somaliland ayaaย  Markii Ugu Horeysay Shaaca ka Qaaday in Aan Suxufi Danbe la Xidhi Doonin.

Maxamed Muuse Abees Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta somaliland ayaa Maanta Hadlkaasi ka Sheegay kulan lagaga Doodayey Tacadiyada ay Saxaafada Madaxbanaani kala kulanto Xukumada somaliland.

COMMENTS