Daawo Shirwaynaha Aayo ka Tashiga Haweenka Somaliland Oo Magalada Hargeysa ka Furmay.
April 24, 2018 - Written by maamule

Hargeysa(GLN);- Shirwaynaha Aayo ka Tashiga Haweenka Somaliland ayaa Magalada Hargeysa ka Furmay.

Shirkan ayaa waxaa soo Qaban Qabiyey Ururada Haweenka Waxaayna Haweenku kaga Hadleen sidii ay ku heeli lahayeen Qoondada haweenka ee kuraasta golayaasha wakiilada iyo deegaanka .

COMMENTS