Weriye Hereri Oo Soo Bandhigay Barnaamij Xanbaarsan Barashada Nolosha Miyiga
June 20, 2018 - Written by

Hargeysa (GLN): Weriyeย Cabdisalaan Ibraahin Hereri, ayaa soo saaray qaybtii 1aad ee barnaamijyo is daba socda oo ku saabsan barashada nolosha miyiga, oo ay jilayaal ka yihiin dhallinyaro aan weligood hore u arag nolosha miyiga. Waxana ku jirta gabadh dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Muuna oo ka shaqaysa xayisiinta dharka ka na timi dalka Ingiriiska.

Waxana uu baraanijkan ka sameeyey deegaan miyi ah oo Hargeysa koonfur kaba beegan illaa 40 KM loona yaqaan Qoolcaday.

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

 

COMMENTS