Cali Cilmi Geelle: “Haddii aan wasiir ahaan jira hadda ma ihi….Aniga ayaa gaadhigeyga wata oo ku shaqaysta.”
July 5, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Wasiirkii hore ee wasaaradda is gaadhsiinta iyo boosaha ee Somaliland Cali Cilmi Geelle, ayaa lagu arkay isaga oo darawalka ka ah gaadhi uu leeyahay u na shaqaynaya imtixaanaadka Somaliland ee shahaadiga ah.

Waxa uu sheegay inay shaqadu sharaf tahay, oo aanu qofku is ku qancin inuu wasiir ahaan jiray.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=150&v=AIaTomZAbE0

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS