Weriye/Halabuur Siddiiq Burmad: “Dhacdada aan arko waxa aan jeclahay in aan warbixin ka sameeyo, halkii aan gabey ka qori lahaa.”
July 7, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Halkan ka daawadaย suxufiga Siddiiq Maxamed Burmad, oo haddana ah maansoyahan sameeya noocyada kala duwan ee maansooyinka, ayaa warysi uu siiyey telefishanka HCTV waxa uu kaga hadlay halabuurkiisa.

https://www.youtube.com/watch?v=_cWyxXi68aU&t=1253s

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS