Muqdisho: Odoyaal U Soo Jeediyey Somaliland Iyo Puntland Inay Heshiiyaan
July 14, 2018 - Written by C M

Muqdisho (GLN): Halkan ka daawada odoyaal iyo waxgarad ku sugan magaalada Muqdisho, oo ugu baaqaday Somaliland iyo Puntland inay ka heshiiyaan colaadda dagaal ee Tukaraq, is la markaana ay nabad is la qaataan.

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

 

COMMENTS