Faysal C. Waraabe: “Waxa aanu jecelnahay In aanu Hargeysa Ku Casuunno Qalbidhagax.”
July 14, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta ka warbixiyey safar uu kaga soo noqday deegaanka Ceel-afweyn, isaga oo sheegay in hawshii nabadaynta si hufan loogu hawllan yahay.

Waxa kale uu sheegay in ay magaalada Hargeysa ay ku casuumi doonaan Cabdikariim sheekh Muuse (Qalbidhagax), oo dhawaan laga sii daayey xabsi ku yaalla magaalada Adis-ababa.

Halkan ka daawada shirjaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Hargeysa.

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS