Faransiiska Oo Ku Guleystay Koobka Adduunka Ee 2018
July 15, 2018 - Written by C M

Moscow (GLN): Xulkii u ciyaarayey waddanka France, ayaa galabta xaqiijiyey in waddankoodu ku guulaystay koobka adduunka ee FIFA 2018.  Waxa na ay 4 iyo 2 kaga guulaysteen xulkii u ciyaarayey waddanka Croatia.

Halkan ka hoose ka daawada muuqaal soo koobaya sidii ay ciaartu u dhacday:

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS