Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Go’aan Ka Soo Saartay Dhakaatiirta Dibadda Ka Imanaysa
July 18, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Wasaaradda caafimaadka Somaliland, ayaa soo saaray go’aan ay ku joojinayso dhakhaatiirka dibadda ka imanaysa ee aan la hubin aqoontoodu in aanay waddanka ha hawlgeli karin.

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS