Suldaan Xasan Oo Ka Xanaaqay Hadal Uu Sheekh Aadan Siiro Madal Ka jeediyey
July 18, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada suldaan Xasan suldaan Cabdillaahi, oo dhibsaday ka na jawaabay hadal ah ““Somaliland la wada leeyahay” oo uu sheekh Aadan Siiro madal ay ku wada sugnaayeen ka jeediyey.

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS