Dadka Ku Nool Deegaanka Daarasalaam Oo Xoolo Ugu Deeqay Ciidanka Qaranka Somaliland
July 19, 2018 - Written by C M

Halkan ka daawadaย dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanka Daarasalaam, oo Hargeysa ku dhawaad 30 KM waqooyi ka xigta oo masuuliyiin xukuumadda Somaliland ka tirsan ku wareejiyey xoolo ay ugu deeqeen ciidanka qaranka Somaliland.

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

 

 

COMMENTS