Madaxweyne Muuse: “Tegitaanka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Maanaan Ogayn.”
July 21, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in aanay xukuumad ahaan wax lug ah ku lahayn ka qaybgalkii shirkii Brussels ee guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe.

https://www.youtube.com/watch?v=1-Xx-h5zClU

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS