Suldaanka Guud Ee Habarjeclo Oo Codsaday In Nabadaynta Ceel-afweyn La La Sugo Boqor Buurmadow
July 21, 2018 - Written by C M

Ceel-afweynย (GLN): Halkan ka daawada suldaanka guud ee Habarjeclo Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali, oo shirguddoonka guddida nabadaynta Ceel-afweyn ka codsday in hawsha aan la gelin ee la la sugo Boqor Buurmadow oo shirka imanaya. Halka sudaanka Habaryoonis Suldaan Cismaan Suldaan Calin, oo shaaciyey inay diyaar u yihiin in la guda galo hawsha nabadaynta.

https://www.youtube.com/watch?v=hALNjVggB-M

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS