Jawigii Maanta Ee Shirka Nabadaynta Ceel-afweyn Iyo Boqor Buur Mawod Oo Gaadhay
July 22, 2018 - Written by C M

Ceel-afweyn (GLN): Shirkii nabadaynta ee Ceel-afweyn oo maanta furmi lahaa, is la markaa na shalay dib loogu dhigay in Boqor Buur Madow uu ka soo qaybgelayo, ayaa maanta dib loogu dhigay codsi ka yimi dhinaca Habaryoonis. Kaas oo ku aaddanaa inay dalbadeen in waqti la siiyo, si ay u dhammeeyaan qoraal laga sugayo.

Waxa is na kulanka ku sugnaa oo soo gaadhay Boqor Buur Madow.

https://www.youtube.com/watch?v=iRFS3SLSsA8

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS